1:31 pm - Wednesday June 28, 2017

Ismuujin: C. Ronaldo Oo waqtiga la dagaalamaya si uu Diyaar ugu Noqdo Kulanka Bayern Munich

Khadar Dirir

C. Ronaldo oo isugu dhaawac uga maqnaa Real Madrid saddexdii kulan ee ugu dambeyay ayaa waqtiga la dagaalamaya si uu diyaar ugu noqdo kulanka adag ee semi-final ka Champion League ay kooxdiisu arbacada la yeelan doonto Bayern Munich.

C. Ronaldo ayaa tababar samaynayey  xilli uu fasax siiyay Ancelotti xiddigaha Real Madrid si uu diyaar ugu noqodo kulanka Bayern Munich waxaana la sheegay in sidoo kale Sergio Ramos iyo Marcelo oo dhaawacyo fudud ahi ay iyaguna tababar samaynayaan.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Filed in

Barca oo dirqi kaga badbaaday guul La’aantii 4-aad oo xidhiidh ah

Ciyaaryahan ka tirsan kooxda Barcelona Oo Tababare Martino ku tilmaamay Fulay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: