6:55 am - Sunday August 20, 2017

Jose Mourinho Oo Eegaya Inuu Xagaaga U Dhaqaaqo Raphael Varane

Aidarous

Raphael-VaraneTababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa Eegaya inuu xagaaga u dhaqaaqo daafaca dambe Ee kooxda Real Madrid Raphael Varane, iyadoo ay saxaafada buunbuuniyen warkan kadib markii Jose uu xiddigan ku tilmaamay daafaca dhexe midkoda ugu wanagsan dunida sida ay daabacday Sky Sports.

Jose Mourinho oo xiddigan la soo wareegay xilligii uu joogay Real Madrid ayuu haatan isku dayaya inuuu xagaaga la soo saxiixdo xiddigan, isagoo u arka ciyaaryahankan midka kaliya Ee ku haboon booska uu baneyn doono kabtan John Terry.

Jose Mourinho ayaa yiri “anigu waxan qabaa Varane inuu yahay daafaca dhexe ee ugu wanagsan aduunka, dhanksata marki loo Eego waxan qabaa inuu yahay midka ugu fiican daafacyada dhexe Ee caalamka”

Warkan ayaa soo shaac baxaya kadib hadalki Mourinho uu ka yiray daafacan waxana la hadal hayaa inuu u dhaqaaqi doono marka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda dib u furmo bisha June, iyadoo uu Jose ka fikirayo xaalada Luiz iyo daafaca sii gaamuraya John Terry, waxa suura gal ah inuu dalab ka gudbiyo Varane.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

‘ Messi Iyo Neymar Mar walba Guusha Laguma Halayn Karo …….’ Martino

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: