Tevez Iyo Morata Oo Juventus Ka Badbaadiyey Borussia Dortmund

Juventus ayaa saddex todobaad kadib kula kulmaysa Borussia Dortmund Gidaarka huruuda ku caanka ah ee carro Jarmal, iyadoo sidata fursad kooban oo ay ku gacan sarayso, kadib markii laba gool oo ay u kala dhaliyeen Carlos Tevez iyo Alvaro Morata guushu ku raacday kooxda hogaanka horyaalka Talyaaniga ee Serie A laga furfuri la’yahay loona dhawaan la yahay ciyaartii lugta hore ee wareega 16 ka horyaalka Champions League.Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 1
Kooxda dib usoo kabashada ku jirta ee tababare Jurgen Klopp ayaa mid kamid ah labaad gool uu u soo celiyey Marco Reus taas oo macneheedu yahay inay garoonkeeda ku qaabili doonto Juventusta kaga adkaatay 2-1 iyadoo wadata goolka faaiidada ah ee ay garoonka kale ku soo dhalisay.Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 2 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 3 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 7 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 8 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 9 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 10 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 11 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 4 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 5 Tevez & Morata oo Juventus Boodhka ka Jafay 6

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Manchester City vs Barcelona: Milicsiga Ciyaartoodii u dambaysay – Daawo

Suárez Oo Ku Qarxay Etihad Iyo Messi Oo Rajo Galliyey City + Sawiro

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com