10:05 am - Wednesday June 28, 2017

Taageere Dhacdo Dunida Ka Qoslisay Ka Abuuray Goolkii Bale Ka Dhaliyey Barca

Aidarous

Goolkii sida amakaaga ah uu uga dhalliyey Gareth Bale kooxda Barcelona una horseeday  naadigiisa Madrid koobka inay ku guulaystaan Copa del Rey 2014, ayaa taageere ka abuuray dhacdo qosol noqotay kadib markii uu sameeyey kaadh ka ganaaxa ee gaadiidka xawaaraha sare ee aan sharciga ahayn ku mara wadooyinka kaas oo uu ku ganaaxayo Bale.

Ciyaaryahanka baasha ka ciyaara ee qaranka Scotland ayaa xawaare ku dhaafay laacibka difaaca Barcelona ee Marc Bartra oo xataa garab kaga saaray garoonka kana horeeyey masaafo laakiin sidii qof taagan xawaare dunidu yaabtay uu ku dhaafay Bale goolkiina ka dhaliyey.

Kaadha ganaaxa Sow xoog umuu ordin ? . wuxuu jabiyey sharciga wado marista ….. sawirka noocaas ah waxa bixiyey taageere reer spain ah oo sameeyey kaadh-kan ganaaxa ee sawirkiisu Kor ka muuqdo.

Kaadh ganaaxa ee uu taageeruhu sameeyey oo ku qoran luqada Spanish-ka , waxaa ka muuqda astaamaha gaadiidka la ganaaxayo sida :

  • License plate: 11
  • Class: Ciyaar
  • Make: And scores (In Spanish “marca” can translate both to “make [of car]” and “he scores”
  • Model: No, lama hayo wali

Halkan ka daawo Goolkii

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

(Daawo Video) – Garoon Ciyaar Kooxo Waaweyn Dhex Mari Lahayd Loo Hakiyey Ololka Iyo Qiiqa Oo Dhamaan Geggida Ku baahay

Ronaldo:”Ma Aaminsani Inaan la Soo Ciyaaray Xiddigo iga Wanaagsan Aniga”

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: