Kabtan Steven Gerrard Oo dib u dhigay Go’aanka Mustaqbalkiisa Xulka England  

 

Sida laga soo xigtay BBC Sport kabtanka xulka qaranka dalka England Steven Gerrard ayaa dib u dhigay go’aankiisa ku wajahan mustaqbalkiisa xulka qaranka dalka England.

Gerrard ayaa sheegay in aanu haatan ku deg-degi doono go’aankan khuseeya mustaqbalkiisa ciyaaraha heerka caalami kadib markii xulkiisa sannadkan uu kusoo fashilmay tartanka Koobka Adduunka, maadaama bilaawgii tartankanay kala soo kulmeyn laba guuldaro oo isku xigta taasoo ka dhigan in diyaaradii qaadi lahayd durbadii la soo toqomiyo garoonka diyaaradaha.

Warar dhawaan soo baxay ayaa soo jeedinayay in kabtanka xulka qaranka dalka England uu ku kala caddeyn doono mustaqbalkiisa, iyagoo wararka qaar ay intaas ku darayeen in xiddigan shirkaas jaraa’id kaga dhawaaqi doono inuu ka fadhiistay ciyaaraha heerka caalami.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Xog qarsoodi ah Oo ku duugan halka Uu Tababare Van Gal la damacsan Yahay Rooney

Luis Suarez Oo saaxiibadii u sheegay Inuu Jecel Yahay ku Biirida Barcelona

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com