Kabtanka xulka Gobolka Daad-Madheedh ayaa ka hadlay sida uu filayo kabtan ahaan koobka wakhtigiisa la shaaciyey ee gobolada JSL. Hadaba xamse oo ay wareysi siiyay wargayska Geeska Afrika ayaa sheegay inay  Damacsan yihiin Qaadista koobka Gobolada JSL.

Xamse Fabrigas oo arintaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi: “anigu maadaama oo ahay kabtanka Gobolka daadmadheedh waxaan aaminsan ahay inaanu nahay gobol adag oo dhinac kastaba ka dhisan markaas waxaanu kalsooni dheeraada ka qabaa inaanu gobol kasta ka guulaysano, koobkana aanu qaadno rajo ayaanan ka qabnaa hanashadiisa”.

si kastaba ha ha ahaatee wasaarada Ciyaaraha Jsl ayaaa ku