Khedira Oo Soo Kacay, Diyaarna u ah Kulanka Valencia

Tababaraha kooxda Real Madrid, Carlo Ancelotti ayaa cadeeyey in laacibka difaaca ee Sami Khedira lagu bilaabi doono bedel suge, ciyaarta Horyaalka La Ligaha ee Madrid ka hor tagayso Valencia maalinta Axada ah ee 4 bishan May.

Ancelotti ayaa warkan farax gallinaya taageerayaasha kooxda Madrid ku baahiyey boga khaaska ah ee naadigu ku leeyahay shabakada bulshada ee Twitter.

“Khedira waa u diyaar ciyaarta berri. Waxaanu ku bilaabi doonaa kursiga kaydka.” Ayaa lagu yidhi qayb yar oo kamid ah hadalka Tababaraha oo kooxdu soo dhigtay Twitter-kooda

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Rio Ferdinand Oo U Hamuun Qaba Inuu La Sii Joogo Manchester United

West Ham Oo Ka Badbaaday Inay Ka Dhacdo Horyaalka Guuldarona Baday Tottenham

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com