5:33 pm - Thursday July 27, 2017

Klopp oo ku gacan saydhay kooxda Manchester United

Abdiwahab Ahmed

Tabaaraha reer Jarmal ayaa si qaawan ugu gacan saydhay kooxda xili ciyaareedkan liitada ee Manchester United oo shaqadii ka eriday Tababariheedii David Moyes, markii uu ku guulaysan waayey in uu kooxda u soo saaro Champions league.

Tababaraha Dortmund ayaa ka dhawaajiyey in ay jiraan 100 arimood oo u joogayo Kooxdan jarmalka ah, hadalkan ka soo yeedhay klopp ayaa u quuus goynayaa Rajadii ay manchester qabtay in uu heshiis la saxeexto xagaaga soo socda.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Maxaad kala Socotaa kooxaha ugu saameynta badan suuqa kala iibsiga ciyaartoyga ?

Buuq Ka Abuurmay Go’aankii Lagu Bedelay Ballotelli Kulankii Roma Ee Xallay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: