1:13 pm - Saturday June 24, 2017

Kooxaha AS Roma iyo AC Milan Oo heegan ugu jira laacib ka tirsan  kooxda Valencia

Khadar Dirir

 

Kooxda kubadda cagta ee Roma ayaa ku soo biirtay loolanka loogu jiro xiddiga kooxda Valencia amaahna ugu cayaarayay kooxda Milano xidiga reer France Adil Rami kaasi oo lagu heli karo lacag aad u yar balse aysan ogolayn kooxda kadhisan magaalada ganacsiga ee AC Milano waxaana lacagataasi bixinteeda diyaar la ah kooxda AS Rome.

Xididgan caalamiga ah ee reer France ayaa qayb ka mid ah xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay ku qaatay gegada San Siro waxaana kooxda Rossoneri ay rabtay in ay si joogta ah xiddigan ula wareegto balse waxaa dhankeeda heshiiska ka burburiyay Milano oo bixin waysay lacagihii lagu rabay.

Sida ay qoreen saxaafada dalka talyaaniga labadan naadi ee Milano iyo Rome ayaa heli kara xiddigan kooxdii bixisaa lacag dhan 4m,waxaana difaaca uu yahay mid buuxin kara boos walba oo ah difaacyada dambe

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Ciyaaryahan Lampard Oo qiray in Chelsea ku qaldanayd Iibitaankii Sturridge

Waa La Joogaa Wakhtigii Uu Blatter Kursiga FIFA Banayn Lahaa – Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Holland

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: