Kooxaha Barcelona, RealMadrid iyo PSG Oo ku tartamaya helitaanka Paul Pogba

Barcelona waxay daaha ka qaaday iney dooneyso xiddigan, marka uu furo suuqu  xagaagan, laakiin waxay tartan kulul kala kulmi doontaa Real iyo PSG.

Kooxda Catalonia ayaa rabta iney ku qanciso Juventus, iney qeyb ka naqdaan heshiiska Alex Sanchez iyo Songa, laakiin lama oga qaabka maamulka Juve ugu qanci karaan bandhigaan

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Real Betis Oo Degtay noqotayna kooxdii u Horeysay ee Ku Biirta Kooxaha Heerka Labaad ee Spain

Simeone: Guuldaro Qorshaha Uguma Jirto Atletico Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com