Kooxaha Real Madrid,Barcelona iyo Arsenal Oo Wada doonaya Toni Kroos

wwwwwwww

Kooxaha doonaya khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Toni Kroos, ayaa sii badanaya taasna waxaa ay culeys ku tahay Man. United oo raadineysay waqti dheer.

Real Madrid ,Barcelona iyo Arsenal ayaa si toos ah ugu soo biiray loolanka xiddigan.

Toni Kroos ayaa qaadan doona go’aanka mustaqbalkiisa dhamaadka xili- ciyaareedkan ka hor koobka Adduunka.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Tababarihii Hore ee Xulka Ghana iyo Naadiga Dynamo Moscow oo Loo Dhiibay Xulka Ethiopia

Maayarka Toronto Oo Kubad ku dilli Gaadhay Goolhaye Carruur Ah Iyo Mudahraadyo Ka dhashay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com