Kooxda Arsenal Oo shaacisay  kooxaha kala qeyb galaya Emirates Cup 

Kooxda Arsenal ayaa ku dhawaaqday kooxaha kala qeyb gali doona xilli ciyaareedkan koobka ay iyadu marti galiso ee saaxiibtinimo Emirates Cup. Waxa ay shaacisay Arsenal in kooxaha Valencia, Monaco iyo Benfica ay dhammaantood imaan doonaan magaalada London ee Ingiriiska si ay uga qeyb qaataan koobkan Emirates Cup “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan markale marti galino Emirates Cup bisha August.” ayuu yidhi madaxa fulinta kooxda Arsenal, isagoo intaa ku daray  “Kani waa dhaqan-galkii todobaad ee Emirates Cup, waxayna ka tarjumeysaa guul iyo toddobaadka  raaxo leh oo kubadda cagta ka tirsan.”

Haddaba sidan ayay isugu aadeen kooxuhu:-

Sabti, 02 Agoosto 2014

Valencia CF v AS Monaco

2pm Arsenal v SL Benfica

Axad, 03 Agoosto 2014

SL Benfica v Valencia CF

Arsenal v AS Monaco

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Tababare Brendan Rodgers oo ku kalsoon in Everton ay ku caawin doonto ku guuleysiga Horyaalka 

Rio Ferdinand Oo U Hamuun Qaba Inuu La Sii Joogo Manchester United

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com