6:33 pm - Monday August 21, 2017

Kooxda Atletico Madrid Oo isha la raacaysa helitaanka Jeremy Menez

Aidarous

 

jeremy-menez-psgKooxda Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay tahay kooxda ugu horreysa ee doonaysa inay la soo saxeexato xagaaga garabka duula ee kooxda Paris Saint-Germain Jeremy Menez.

26-jirkan ayaa hore loola xidhiidhinayay inuu u dhaqaaqi doono midkood kooxaha Manchester United, Arsenal iyo Liverpool, laakiin dhawaan ayaa la sheegay in xiddigan mustaqbalkiisa kooxda kooxda reer faransiis aanu ahayn mid aan kala caddayn.

kooxda Atletico Madrid ayaa haatan ah kooxda ugu saraysa horyaalka La Liga ee dalka Spain, iyadoo lagu soo waramayo inay haatan ku dhawdahay inay gacanta ku soo dhigto xiddigan, sida laga soo xigtay Football Direct News.

Menez ayaa inta aanu ku soo biirin kooxda PSG ayaa sidoo wuxuu u soo ciyaaray kooxaha kala ah Sochaux, Monaco iyo Roma, isagoo weli aan wax heshiis ah u saxeexin kooxdiisa Paris Saint-Germain

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

PSG Oo Soo Saartay War Aan Farax Galinayn Chelsea

Alex Oo quud-daraynaya inuu heshiiska u kordhiyo Kooxdiisa Paris Saint-Germain

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: