11:24 am - Friday June 23, 2017

Kooxda Barcelona Oo Carles Puyol oo dhawac ah u magacawday kooxda ka hor tagaysa Real Betis

Aidarous

Kooxda Barcelona ayaa kabtankeeda Carles Puyol si lama filaan ah ugu soo dartay safkeeda la ciyaari doona kooxda Real Betis caawa ciyaar ka dhici doonta Camp Nou. The Blaugrana ayaa lumisay Gerard Pique kaas oo ku dhawacmay kulankii barbar dhaca ku dhamaaday ee Champions League,halka Jordi Alba iyo Victor Valdes ay hore u maqnaayeen.

Puyol oo 35 jir ah ayaa isagu qabay dhawac jilibka ah waxaana waaxda caafimaadka ee Barcelona ay sheegtay in aanu wali soo kabsan laakiin tababare Tata Martino ayaa ku soo daray xiddigan 19-ka ciyaariyahan ee loo magacabay kulanka Real Betis.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Filed in

Real Madrid Oo Lacag Badan Ku Doonaysa Coutinho Iyo Suarez

Falanqayn: Mashruuca Cusub Ee Camp Nou iyo Natiijada Cod bixinta

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: