6:51 am - Sunday August 20, 2017

Kooxda Bayern Munich Oo xagaaga si bilaash ah ku heleysa saxeexa Sebastian

Khadar Dirir

Kooxda Bayern Munich ee ka ciyaaarta horyaalka dalka Jarmalka ayaa xaqiijisay in si bilaash ah xilli-ciyaareedka dambe ku heli doonto xiddiga khadka dhexe ugu ciyaara kooxda Frankfurt ee Sebastian Rode.

23-jirkan u dhashay dalkaasi Jarmalka ayaa heshiis afar sanno ah uu xagaaga ugu wareegayo kooxda heysata horyaalnimada Jarmalka iyo kan weliba qaarada yurub qalinka ku duugay, isagoo markii la gaadho xagaaga uu kooxdan ugu biiri doono si xor ah.

Rode ayaa kasoo dhaqaaqi doono kooxda uu haatan ka tirsan yahay ee Frankfurt kadib markii uu muddo dhan afar sanno ka soo muuqday Commerzbank-Arena.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Muxuu Martin Demichelis ka Yidhi rejada Man. City ka qabto ku guuleysiga Horyaalka

Inter Milan Oo £50m Dul Dhigtay Weeraryahan Torres

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: