11:40 pm - Sunday July 23, 2017

Kooxda Liverpool Oo isha la raacaysa helitaanka laba laaciib Oo  ka tirsan Bayer Leverkusen 

Khadar Dirir

Naadiga Liverpool ayaa la soo warinayaa inay bartilmaameedsaneyso xiddigaha kooxdxa Bayern Leverkusen Emre Can iyo Heung-Min Son. Macallinka Liverpool ayaa isagu si shaqsi ahaan u soo hibiyay labadan laacib isagoo doonaya inuu adkeeyo shaxda Liverpool maadaama ay xagaaga soo socda dib ugu soo laaban doonto ka soo qeyb galka Champion League waqti kaddib.

20-jirkan u dhashay Jarmalka Can ayaa lagu tilmaamaa kubbadiisa inay u qaab eg tahay midda uu ciyaari jiray laacibkii hore ee Chelsea Michael Ballack.

Sidoo kale 21-jirka reer South Korea ay dooneyso Liverpool ayaa ka ciyaara weerarka koobaad ama kan labaad wuxuuna bartilmaameed u yahay kooxo badan oo ka dhisan Yurub, waxaana lagu qiyaasay qiimaha labadan laacib 12-milyan oo bound.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Ljungberg oo booqday Iskuulka Kubada Cagta Arsenal Ku Leedahay Dubai (Sawiro)

Arsenal Oo Kaalinta 4-aad Bannaysatay Kana Guulaysatay Newcastle

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: