Kulanka maanta : Liverpool vs Chelsea

Waxaa uu ku sii siqayaa gabo gabo horyaal Dalka Ingriisku, waxaana hogaanka u haysa kooxda Liverpool oo maanta la ciyaari doonta Chelsea, kulankan oo ah ka lagu kala ogaan doono cida ku Guulaysan doonta horyaalka ingriiskan xagaagan ayaa labada kooxoodba si xoogan ugu diyaar Garoobeen, iyada oo kooxda chelsea ay ka maqnaan doonaan ciyaartoy badan oo halbawle ah oo Ay ugu horeeyaan, Petr Cech iyo John Terry, xaga Ramires uu ku maqnaan doono ganaax la Saaray.
Dhinaca kale naadiga Liverpool waxaa ay baahi weyn u qabtaa hanashada horyaalka ingriiska oo Ayna ku soo dhawaan hanashadiisa, kooxdan Liverpool waxay sanadkan ka xoogan tahay afka Hore iyada oo la qaban kari la yahay xidiga uruguay Suarez.
Waxaa la eegi doonaa kulankan sida uu u dhaco iyo cida guulaysata, hadii ay kooxda Liverpool Guulaysato waxay u baahan doontaa hal dhibic oo qudha, balse hadii ay Chelsea ay badiso waxaa Uu gali doona hanashada koobku marxalad cusub , waxayna dan weyni ugu jirtaa kooxda Manchester city oo iyadu aad u dananaysaa in laga badiyo Liverpool.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Ryan Giggs Oo Sheegay Inaanu Seexan Habeenkii xallay ahaa oo dhan —- Tolow maxaa saamaleelka keenay

Tababare Laurent Blanc Oo Man. City ka bedeli doona Manuel Pellegrini

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com