Laacibkii £24m Ugu Wareegay Wolfsburg Oo Maalin Baraf Badani Da’ayo Tababarkii Bilaabay

Andre Schurrle ayaa durba dhex boodayay barafka dhacay maalintii Salaasadii, isagoo tababar la samaynaya markii koobaad kooxda lacagta badan ka siisatay Chelsea ee Wolfsburg.Andre Schurrle oo tababarkii la bilaabay kooxdiisa cusub 3

Xidiga xulka Germany ayaa dhamaystiray heshiis qiimihiisu dhan yahay £24million oo uu ku wareegay maalintii u dambeysay suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada, isagoo qalinka ku duugey qandaraas 4 sanno ah oo qiimihiisa lagu qiyaasay ama lacagta uu todobaadkii u qaadan doono mushahar ahaan £85,000 .Andre Schurrle oo tababarkii la bilaabay kooxdiisa cusub 1

Waxaanu laacibkan xulka Germany koobka aduunka u qaaday isla markiiba bilaabay inuu isku dayo inuu la qabsado xaalada qabowga daran ah ee halkaas ka jirta oo uu tababarkii ka bilaabay.

Andre Schurrle oo tababarkii la bilaabay kooxdiisa cusub 2

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Obama Oo Aqalka Cad Casuumad Ugu Sameeyey Ciyaaryahanada Labada Naadi ee LA Galaxy iyo LA Kings

Redknapp Oo Is Casilay Iyo QPR Oo Tababare Cusub Raadinaysa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com