Lamela oo laga yaabo inuu dib ugu soo laabto kooxdiisii hore Ee Roma

Sida warar soo baxay maanta ay sheegayaan, kooxa Roma ayaa dooneysa inay dib u soo ceshadan laacibkoodii hore ee reer Argentina “Erik Lamela”, kaas oo sannadkii hore ku biiray Tottenhm.

Laacibkan waxaa hadheeyay dhawacyo sidaas darteed waxba kama sameyn horyaalka Ingiriiska, waxaana hada wararku sheegayaan in laga yaabo inuu ku laabto Roma.

Maadaama kooxda Roma u soo baxday tartanka Champions League sannadka dambe, waxaa macquula inuu ka tago kooxda Tottenham.