Lazio Oo Isha La Raacaysa Immobile

Naadiga Talyaaniga ah ee Lazio ayaa si weyn u doonaya saxeexa xidiga kooxda Borussia Dortmund afka hore uga ciyaara ee Ciro Immobile kaas oo ay rajaynayso inuu u suurto gallo soo xero gallintiisu xagaagan.

Agaasimaha ciyaaraha ee Lazio oo lagu magacaabo Igli Tare ayaa rajo fiican ka muujiyey in kooxda Talyaaniga ahi lacag fiican ku baadi dooni doonto ciyaaryahankan, laakiin ay cadaadis badan kala kulmi doonaan tartan ku dhex mara kooxaha Napoli iyo Arsenal oo labaduba baadigoobaya.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Mustaqbalkayga Wali Go’aan Kamaan Gaadhin – Benitez

PSG Oo Xod-xodanaysa Dani Alves

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com