11:53 pm - Monday May 29, 2017

Liiska Gaaban Ee Ciyaaryahannada Ku Tartamaya Xiddiga Adduunka Oo La Shaaciyey

Abdiwahab Ahmed
single-thumb.jpg

Magacyada ciyaaryahannada isugu soo hadhay abaal-marinta xiddiga adduunka ee sannadkan ayaa lagu dhowaaqay, kuwaas oo ay tiradoodu tahay 30.

Ciyaaryahannadan oo illaa hadda la shaaciyey 10 ka  mid ah, 20-ka kalena maanta oo wakhti dambe ah lagu dhawaaqi doono, ayaa waxa ka dhex muuqdo ciyaartooyo ka soo jeeda qaaradda Afrika oo uu hoggaaminayo Pierre-Emerick Aubameyang oo u dhashay Gabon, laakiin ciyaaryahannada qaaradaha Yurub iyo Koonfurta Maraykanka.

Tobanka ciyaartoy ee illaa hadda la shaaciyeyna waxay kala yihiin:

  1. Sergio Aguero (Manchester City)
  2. Pierre-Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund)
  3. Gareth Bale (Real Madrid)
  4. Gianluigi Buffon (Juventus)
  5. Cristiano Ronaldo (Real Madrid)
  6. Kevin De Bruyne (Manchester City)
  7. Paulo Dybala (Juventus)
  8. Diego Godin (Atlético Madrid)
  9. Antoine Griezmann (Atlético Madrid)
  10. Gonzalo Higuain (Napoli/Juventus)

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Mourinho Iyo United Oo Xasuuqii Ugu Xumaa Kula Kulantay Stamford Bridge Iyo Damaashaadkii Chelsea

Jose Mourinho: Conte “Manchester United Wuu Bahdilay”

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com