Saul iyo Griezmann oo kaalinta 3 aad u diray Atletico Madrid

Antoine Griezmann iyo Saul ayaa min gool dhaliyey kuwaas oo ka caawiyey Atletico Madrid inay ku ruqaansato kaalinta saddexaad ee kala saraynta horyaalka La Liga, kadib markii ay 2-0 ku garaacday Cordoba.atletico Madrid 1-0 sax
Griezmann ayaa goolka koobaad ee hogaanka ay ku qabatay A.Madrid bilowgii ciyaarta daqiiqadii shanaadba shabaqa ku ruxay.

Saul ayaana u kordhiyey oo labeeyey isla qaybtii hore ee ciyaarta , aan waxba la kala dhalinin qaybta labaad, sidaasna guushu ku raacday Ateltico Madrid.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Arsenal 4-1 Liverpool: Reds oo gabbal baasi u dumay

Lewandowski Oo Kooxdiisii hore Uga Hiiliyey Naadigiisa Cusub – Bayerna 10 Dhibcood Oo Nadiif Ah Hogaanka Horyaalka Ugu Dhiibay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com