Basle 1-1 Porto: Rigoodhihii Danilo Oo Meesha Ka Saaray Goolkii Derlis Gonzalez

Ciyaaryahanka difaaca ah ee reer Brazil, Danilo ayaa gool rigoodhe ah oo mugdi badani ku jiro xaqiiqadiisa u dhaliyey kooxda Porto oo dagaal badan u gashay inay ka daba timaado kooxdii ay martida u ahayd ee Basle oo hogaaminta ciyaarta ku horeysay kulan barbar dhac 1-1 ah labada kooxood ku kala baxeen oo ahaa is aragii koobaad ee wareega 16 ka naadiyada Yurub ee Champions League.Basle 1-1 Porto net shoot
Xidiga khadka dhexe ee reer Paraguay, Derlis Gonzalez ayaa kooxda reer Switzerland hogaanka u dhiibay daqiiqadii 11 aad ee ciyaarta kaas oo ay ciyaarta ku horboodaysay guud ahaan qaybtii hore iyo kala badh qaybtii dambe ee ciyaarta.Basle 1-1 Porto damaashaad
Laakiin garsoorihii Ingiriiska ah ee Clattenburg ayaa laba daqiiqo oo isku xigta , kii horena gool dhashay diidmo ka hor keenay daqiiqadii xigtay Rigoodhe ku abaal mariyey kooxda FC Porto kaas oo uu si qurux badan ugu dhaliyey Danilo.
Ciyaartiina waxay ku dhamaatay Basel 1-1 Porto, waxaanay natiijadu ku xidhan tahay ciyaarta is araga dambe ee martida loo yahay naadiga Portaqiiska ah.Basle 1-1 Porto net shoot Basle 1-1 Porto gool Basle 1-1 Porto gool again Basle 1-1 Porto gool damaashaad 1 Basle 1-1 Porto gool damaashaad 2 Basle 1-1 Porto gool damaashaad

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ronaldo iyo Marcelo Oo Madrid Si Fudud U Dhaafiyey Schalke + Sawiro

Kroos’s Reaction Towards The Pitch: Meel May Ahayn

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com