7:29 pm - Friday August 18, 2017

LIVE FA CUP FINAL: Arsenal vs Hull – Gunners oo Ku taamaya Inay Jebiyaan rikoodh ka Man United ee 11 FA Cup

Aidarous
Gunners oo Ku taamaya Inay Jebiyaan rikoodh ka Man United ee 11 FA Cup
Gunners oo Ku taamaya Inay Jebiyaan rikoodh ka Man United ee 11 FA Cup

Kala Soco Cadalool dhamaan dhacdooyinka fiidka caawa ee ciyaarta Finelka  FA Cup wadanka Ingiriiska Arsenal iyo Hull  ku dhex mari doonta garoonka Wembley, naadiga iyo wiilasha tababare Wenger na ay u hamuun qabaan inay koobkan kaga baxaan 9 sanno oo abaar koob la’aaneed ah.Hull City vs Arsenal

Arsenal ayaa loo badinayaa saadaasha inay hanan doonaan oo guusha la huleeli doonaan caawa, haddii ay dhacdona fursadaasi waxay gayaysiin doontaa inay jebiyaan oo gaadhaan rikoodhka Manchester United oo haysata 11 koob oo FA Cup ah.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

“Telefoonkiisii Ma Qabanayee Sideen Ugu Yeedhaa” Taarabt Oo Xulka Marroco Laga Reebay

War Degdeg Ah: Tababare Martino Oo Tegitaan Iyo Raalli-Gelin Isugu Daray Barcelona

Related posts
Trackbacks/Pingbacks
  1. Arsenal Oo Kala Xidhatay Dariiqyada London (Sawiro) : Cadalool - 18/05/2014

    […] iyo kumaan taageerayaasha kooxda Arsenal ah ayaa isugu soo baxay, damaashaadka iyo rayn raynta ay ugu dabaal degayaan sagaal sanno oo koob […]

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: