3:16 pm - Saturday January 20, 6712

Porto oo Lama Filaan Badday Bayern – Habeenkii Madoobaa Ee Pep

178 Viewed Aidarous Comments Off on Porto oo Lama Filaan Badday Bayern – Habeenkii Madoobaa Ee Pep

Kooxda FC Porto ayaa waxaan la filayn iyo amakaag baday kooxda awooda u saaxiibka ah ee Bayern oo ay kaga adkaatay 3-1, habeen noqon doona mid ku biira xusuusta tababaraha khibrada difaaca ka arradan ee Pep Guardiola.
Ciyaaryahan Ricardo Quaresma ayaa laba gool oo daran doori ah u dhiibay ka hor intii aanu gool u soo celinin Thiago Alcántara.

Laakiin goolka kaliya ee uu qaybtii dambe ku saddexeeyey Martínez ayaa keenay inay Porto kulanka is araga dambe ee Germalka martida loo noqon doonto la tagto iyadoo sidata 3 gool oo faaiido ah.Porto oo ceebaysay Bayern 1 Porto oo ceebaysay Bayern 2 Porto oo ceebaysay Bayern 3 Porto oo ceebaysay Bayern 4 Porto oo ceebaysay Bayern 5 Porto oo ceebaysay Bayern 6 Porto oo ceebaysay Bayern 7 Porto oo ceebaysay Bayern 8 Porto oo ceebaysay Bayern 9 Porto Porto oo ceebaysay Bayern 10

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Munich v Porto: Sidee ayay line-up-ka u xulan doonaan

Suarez Oo Fashilay Difaacyahan Luiz Habeen Barca Si Fudud U Dhaaftay PSG

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com