Faransiiska oo dhirbaaxo Kulul ku dhuftay Bulgaria

France's forward Kevin Gameiro (L) celebrates with teammate France's forward Antoine Griezmann after Gameiro scored his team's fourth goal during the FIFA World Cup 2018 qualifying football match France vs Bulgaria on October 7, 2016 at the Stade de France stadium in Saint-Denis, north of Paris. / AFP PHOTO / FRANCK FIFEFRANCK FIFE/AFP/Getty Images

France poster boy Griezmann was given too much space to score France's third goal

Afar gool oo ay kala dhaliyeen xiddigaha Gameiro, Payet iyo Griezmann ayaa ka caawiyey xulka qaranka France inay si sahlan uga guuleystaan Bulgaria oo marti u ahayd.

Ciyaar aad u xiiso badnayd, natiijadeedana loo dheg taagayey ayaa ay labada waddan isku haleelewn, taasoo ka tirsanayd ciyaaraha isreeb reebka Koobka Addiunka ee 2018 lagu qaban doono Ruuska.

Kevin Gameiro (left) celebrates his second goal after being set up by Atletico team-mate Antoine Griezmann in the 4-1 victory over Bulgaria
Qaybtii horeba waxa guusha xaqiiqsatay France markii ay laba gool oo aan wakhti badan u dhexaynin ay u dhaliyeen Gameiro iyo Payet, laba kalena ay Griezmann iyo Gameiro wakhti dambe raaciyeen.

West Ham star Dimitri Payet (centre) is embraced by team-mates after putting France 2-1 up
Guushan ayaa noqonaysa mid muhiim ah oo France ka caawinaysa inay hore ugu socdaan jida dheer ee ka horree u bixidda koobka adduunka, maadaama kulankani ahaa ciyaartii labaad.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Baarlamaanka Dalka Uruguay Oo Abaal-marrin Guddoonsiiyey Kabtanka Xulkooda Diego Godin

cristiano-ronaldo-4-for-his-nation-portugal

Cristiano Ronaldo Oo Goolal Ku Qarqiyey Andorra

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com