Juan Cuadrado Oo Guul U Horseeday 10 Ciyaartoy Oo Juventus Ciyaar Ay Lyon Fursado Lumisay

cuadrado

Ciyaar aad laysugu raftay oo ay isku haleeleen labada kooxood ee Juventus iyo Lyon oo ka dhacday waddanka France, ayaa waxa guul lagu diirsaday ka gaadhay Juventus oo uu xiddigeeda Juan Cuadrado daqiiqaddii 75aad shimbir u noqday.

Halkan ka daawo bandhiggii ciyaarta: