Napoli oo macasalaamaysay Fiorentina

Napoli ayaa soo noolaysay rajadii u soo bixista horyaalka Yurub ee Champions League kadib markii ay guuldaro 3-0 ah gosha ugu gellisay kooxda Fiorentina geggida caanka ah ee Stadio San Paolo gallabta.

Dries Mertens ayaa hogaanka u dhiibay Napoli markii ciyaartu kala badh qaybtii hore maraysay, 1-0 kaas ayaana lagu kala nastay qaybtii koobaad.

markii la isku soo noqday xidiga Marek Hamsik  ayaa goolka labaad u dhaliyey Napoli , waxaana u saddexeeyey daqiiqadii 89 aad , Jose Maria Callejon.

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Kooxo Waaweyn Oo Isku Haysta Argen Robben-Ka Cusub

Torino oo sutida u qabatay Roma

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com