3:16 pm - Tuesday January 20, 6928

Suarez Oo Fashilay Difaacyahan Luiz Habeen Barca Si Fudud U Dhaaftay PSG

328 Viewed Aidarous Comments Off on Suarez Oo Fashilay Difaacyahan Luiz Habeen Barca Si Fudud U Dhaaftay PSG
Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG - French Prime Minister Manuel Valls (left) speaks with former President Nicolas Sarkozy

Ra’iisal Wasaaraha France, Manuel Valls (bidix) Oo la sheekaysanaya madaxweynihii hore Nicolas Sarkozy – ciyaartu markii ay dhamaatay

Ciyaaryahan Luis Suarez ayaa ahaa xidiga ciyaarta , kulan uu fashilaadii ugu weynayd ku riday difaacyahanka bedelka ku soo gallay bilowgii ciyaartaba ee David Luiz oo lagu bedelay dhaawaca Silva.
Gool uu qaybtii hore ee ciyaarta shabaqa ku ruxay Neymar iyo laba gool oo uu Suarez qaybtii dambe dhaliyey kuwaas oo uu jid cadde bannaan ka dhigay Difaacyahan Luiz ayaa u horseeday kooxda reer Catalan inay ku khaarajiso PSG oo ka awood badnaydba marka la eego sidii xaalkeedu ahaa.
PSG oo si weyn looga dareemayay inay u dhutinayso weeraryahan Zlatan Ibra, isla markaana dhaawacii ciyaaryahanada badani kaga maqnaayeen uu u raacay ka ciyaarta bilowgiiba ka saaray Difaacii ay isku hallaynaysay ee Thiago Silva ayaa keentay inay noqoto mid kala dhan taalan.Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG - 2 Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG - 3 Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG - 4 Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG - 5 Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG - 6 Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG - 7 Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG - 8 Barca iyo suarez oo dubtay Luiz iyo PSG

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Porto oo Lama Filaan Badday Bayern – Habeenkii Madoobaa Ee Pep

Porto Si Niyad Ah Ayay Ula Ciyaartay Munich – Casemiro

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com