Alexis Sanchez ayaa dhibic u soo dhiciyey kooxda Arsenal ciyaartoodii furitaanka horyaalka Champions League oo ay u baqooleen kooxda Paris St-Germain.

Serge Aurier jumps into Edinson Cavani's arms after providing the cross for the striker to head home an early opener for PSG

Edinson Cavani ayaa hogaanka u gacan galiyey PSG 42 ilbidhiqsi oo kaliya markii ay ciyaartu socotay, saddex goolna awooday inuu dhaliyo laakiin kubaddihii uu hellay oo dhan oo qaarkood goolka iyo isaga aanay waxba u dhaxaynin, ku maydhay qaybtii horeba.

Arsenal goalkeeper David Ospina was given no chance by the Uruguayan's glancing header after just 42 seconds

Sanchez ayaa si aad u qurux badan shabaqa ugu dhirbaaxay kubbad markii hore birta ka soo noqotay ciyaarta oo 13 daqiiqo ka hadhsan yahay dhamaadkeeda.

Alex Iwobi ayaa ku sigtay inuu dhamaadkii ciyaarta goolka guusha u saxeexo gunners, ka hor intii aan kaadhka casaanka ah dibada loogu dirin Olivier Giroud iyo Marco Verratti oo labada kooxood u kala ciyaarayay.

Shkodran Mustafi (20) appeals against a stray ball on the pitch as Cavani's header finds the back of the net

Cavani screams in delight after giving the French side the lead within the first minute of the encounter in Paris

Arsenal defender Laurent Koscielny places his hands on his hips after conceding so early in the game

Despite being second best for much of the game Arsenal equalised through Alexis Sanchez with 15 minutes remaining