3:16 pm - Saturday January 20, 4362

Real oo ugu gudubtay semi Finalka Champions League gool Uu Dhaliyey Ciyaaryahanka Kaydku Daashaday ee Hernandez

341 Viewed Aidarous Comments Off on Real oo ugu gudubtay semi Finalka Champions League gool Uu Dhaliyey Ciyaaryahanka Kaydku Daashaday ee Hernandez

Weeraryahan Javier Hernandez ayaa u jaray Real Madrid tigidhkii ay ugu gudbaysay semi-finalka Champions League kadib markii gool uu daqiiqadii 88 aad ee ciyaarta shabaqa ku shubay ay kaga adkaatay kooxda ay ficiltamaan ee Atletico Madrid oo is aragii labaad marti ugu ahayd geggida Bernabeu. Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 3
Atletico Madrid ayaa ku ciyaaraysay 10 ciyaaryahan – waxaana qaybtii dambe ee ciyaarta kaadhkii labaad oo huruud ah ‘casaan’ lagaga saaray garoonka Arda Turan, wakhtigaas oo ay natiijada ciyaartu maraysay 0-0 14 daqiiqana ka hadhsanaayeen.
Kooxda martida ahayd ayaa awoodi weyday inay iska caabisdo weeraradii isdaba jooga ahaa ee Real oo sida daadka ugu fatahday markii dambe, taas oo aakhirkii u dhashay goolka ay ku dhaafeen maadaama ciyaartii hore 0-0 lagu soo kala baxay.Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 1 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 2 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 4 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 5 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 6 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 7 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 8 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 9 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 10 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 11 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 12 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 13 Madrid oo Ku Istaagtay Ateltico Semi Finalkana u Gudubtay 3

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Juventus Oo Markii 1 aad Tan iyo 2003-dii U Gudubtay Semi Finalka Champion-ka

Benitez wuxuu u baahan yahay inuu baruurta iska rido- Ferrero

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com