Barca Oo Simbiririxatay 2 Dhibcoodna Hogaankii Laga Jaray

Naadiga Sevilla ayaa  barbar  dhac 2-2 ah ku qabatay Barcelona, taas oo keentay inay 2 dhibcood oo kaliya ku soo ururaan 4 tii dhibcood ee ay ku hogaaminaysay horyaalka Spain.Barcelona oo la qabtay

Laba gool oo ay u kala dhaliyeen xidigaha, Leonel Messi iyo Neymar ayaan noqon kuwo guul u horseeda kadib markii Sevilla kala daba timid labadii goolna ka soo ceshatay.

Ciyaaryahanada Ever Banega iyo laacibka bedelka ku soo gallay ee Kevin Gameiro ayaa Barcelona labada gool ee barbardhaca sababay ka dhaliyey, habeen qaybtii dambe ee ciyaartu ay Sevilla iska maamulanaysay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Mo Farah: Heesaha Mohamed BK Ayaan Jecelahay

Paris Saint-Germain Oo Ku Guuleysatay French League Cup

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com