dortmund-vs-lisbon

Borussia Dortmund ayaa guul muhiim ah ka soo hoysay kooxda Sporting Lisbon oo ay ugu tagtay waddanka Portugal, iyadoo ay guushu ku raacday 2-1.

Goolka koowaad waxa shabaqa taabsiiyey Aubameyang, halka koolka labaadna uu u raaciyey Julian Weigl, halka goolka madiga ah ee Sporting uu magaciisa ku qortay Bruno Cesar.

Halkan ka daawo goolashii iyo dhacdooyinkii iyaartan: