11:39 pm - Thursday July 27, 2017

Barcelona Oo 7 Gool U Xambaarisay Celtic

Abdiwahab Ahmed

Lionel Messi ayaa dhaliyey saddex gooleydii lixaad ee uu Champions League ciyaartan Barcelona xasuuqa u geysatay xidigaha Celtic, taas oo noqonaysa guul daradii ugu xumayd abid ka qabsata horyaalka Yurub.

Barcelona's 'Holy Trinity' (L-R) Neymar, Lionel Messi and Luis Suarez celebrate the Argentine's hat-trick

Laacibka reer Argentina wuxuu helay daqiiqadihii ugu horeeyey inuu shabaqa ku hubsado ciyaarta furitaanka Group C.

Celtic ciyaaryahankeeda Moussa Dembele ayaa loo qabtay rigoodhe, laakiin waa laga badbaadiyey ka hor intii aanu Messi ku labaad u raacinin.

Messi points to the heavens after opening the scoring in Barcelona's victory over Celtic on Tuesday

Qaybtii labaad ee ciyaarta, Neymar kubbad xor ah oo uu gannay ayaa si toos ah u cuskatay shabaqa, Andres Iniesta ayaa isna mid afraad raaciyey, halka Messi oo gool dhalinta markan dib ugu soo noqday oo goolkii saddexaad ee uu ciyaarta ka dhaliyo, Suarez laba gool o uu ku soo xidhay ayaa ciyaarta ka dhigay mid 7-0 ku soo af meeranta.

The Argentina phenomenon celebrates his second goal, which came from one of four assists from Neymar (front)

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Dareenka Xasaasiga Ee Ku Laabashada Kooxdiisii Hore – Ronaldo Siduu Noqon Doonaa

Arsenal Oo Barbaro Ka Xoogsatay PSG + Sawiradii Kulanka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: