Manchester United Oo Dhulka Lala Dhacay Iyo Af-kala Qaadkii Mourinho ee Bilowga Europa League

France international Anthony Martial reacts after coming close to opening the scoring for Manchester United

Kooxda uu isbedelka badan ku sameeyey tabobare Mourinho ee Manchester United ayaa qaab ciyaareed fool xun kadib waxaa isha farta ka galisay oo awood ku muquunisay ciyaartii koobaad ee Europa League sanadkan kooxda Feyenoord.

Manchester United manager Jose Mourinho started his Europa League campaign with defeat by Feyenoord

Tabobaraha United, Jose Mourinho ayaa siddeed ciyaaryahan ka bedelay kooxdii guuldarada kala kulantay kulankii Derbiga Manchester , kadibna xulkii uu sameeyey, kubbadii uu cirka mariyey Anthony Martial ayaa noqotay laagii kali ahaa ee loo diwaan galiyey inay goolka ku toogteen qaybtii hore ee ciyaarta.

Tonny Vilhena (left) wheels away in celebration after breaking the deadlock with a cool finish in the second half

Zlatan Ibrahimovic ayaa garoonka soo galay si bedel ah, kubbad kaliyana madax ku dhuftay, kaas oo ku fashilmay inuu ka soo baxo shaqadii loo igmaday ee weerarka joogtada ah iyo cabsi galinta kooxda ka soo horjeeda ahaa.

The Feyenoord midfielder slotted home from what appeared an offside position for the winner on 79minutes

Bedelkeedana, Nicolai Jorgensen, oo kubbada ka helay meel uu u muuqday inuu off-side , ayaa u jebiyey oo kubbadii u gacan galiyey Tonny Vilhena kaas ayaana noqday goolka bilowgii ciyaarta Feyenoord hogaanka ku qabatay, aakhirkiina guusha kula carawday.

Marcus Rashford trudges off after failing to impress in his first competitive start under Mourinho at United

Ibrahimovic ayaa u dhawaaday inuu goolka barbaraha u dhaliyo United, laag xor ah oo loo dhigayna, waxaa markii labaad ka badbaadiyey goolwade Brad Jones.

Guuldaradani waxay United ka dhigtay, inay shan ciyaarood guuldaro la kulanto midna barbaro dhac gasho, lixdii kulan ee ugu dambeeyey ee ay yeelato horyaalada heerarka kala duwan ee Yurub.

United talisman Zlatan Ibrahimovic showed off what appeared to be a new tattoo of a lion on his back before coming on

The game in Rotterdam was played in a half-empty stadium after Feyenoord were punished for crowd trouble last season