Liverpool iyo Man City Oo Ciyaar La Isku Naf Baxay Ku Kala Calaf Qaaday Iyo Klop Oo U Awood Sheegtay Guardiola

Liverpool oo Hogaanka jid uga dhigatay Kooxda Guardiola ee City
Liverpool oo Hogaanka jid uga dhigatay Kooxda Guardiola ee City

Georginio Wijnaldum kubad madax ah oo uu si layaab leh ugu shubay shabaqa Manchester City, ayay Liverpool kaga goosatay kooxdii ku soo xigtay, kuna siqday ka kor ka xiga ee Chelsea.

Qaybtii hore ee ciyaar caajis ahayd, ayuu Wijnaldum rose ka faa’iidaystay kubad uu cirka soo mariyey Adam Lallana, qaybtii horena hogaanka ugu dhiibay kooxdiisa the Reds.

City woxogaa ayay qaybtii dambe isa soo canaanatay, waxaanay kor u qaaday awooda gacan ku haynta ciyaarta, dedaalo dhawr ah oo ay samaysay, oo ay ku beegsatay goolka Liverpool. iyana uma midho dhalin, oo waxaa nafta u keenay oo ay dhaafin kari waayeen, goolwadaha Liverpool ee Simon Mignolet.

Liverpool oo Hogaanka jid uga dhigatay Kooxda Guardiola ee City

Liverpool oo Hogaanka jid uga dhigatay Kooxda Guardiola ee City


Kooxda kaalinta labaad haysata ee Liverpool waxay wakhti xaadirkan Chelsea oo hogaanka Horyaalka haysa ka dambeysaa, lix dhibcood, waxaanay afar dhibcood ka horeysaa City.

Arsenal, oo kaalinta afraad fadhidaana, waxay laba dhibcood ka sii hooseysaa Man City, iyadoo waliba ay baaqi u tahay ciyaar ay la balan san yihiin Crystal Palace oo Axada dhacaysa.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha oo ka Waramay Ahmiyada uu Garoonka Shulaac Stadium u Leeyahay Da’yarta Somaliland

Sacramento Kings vs Memphis Grizzlies

Sacramento Kings 98-112 Memphis Grizzlies: Watch All Goals

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com