2:56 pm - Saturday July 29, 2017

Aguero Oo Guul U Horseeday Man City

Abdiwahab Ahmed

Sergio Aguero ayaa laba gool oo daran doori ah isu raaciyey si uu uga soo bedo kooxdiisa Manchester City gool lagaga naxsaday uguna hogaamiyo guusha ay ka faramaroojisay Burnley – taas oo noqonaysa guushii koobaad ee horyaalka Premier League tan iyo bishii September.

Kooxda martida loo ahaa, waxay helli lahayd rigoodhe haddii aanay hogaanka ku qabanin kubbadda uu difaacyahanka City ee Nicolas Otamendi ugu salaxin Dean Marney, oo isna kaga soo jebiyey masaafo 25 yard goolka u jirta.

City ayaa dedaal dheer kadib heshay goolka bareejaha ah ee uu u saxeexay Aguero.

Kooxda martida ahayd waxay la wareegtaty maamulka ciyaarta, waxaana u suurto gashay mar kale inay goolka guusha la timaado oo uu u dhaliyo isla laacibkeeda Aguero.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
griezmann-ronaldo

Antoine Griezmann: Nacayb Uma Qabo Cristiano Ronaldo

Liverpool Oo Macasalaamaysay Sunderland Balse Ku Weyday Coutinho

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: