Minnesota Timberwolves ayaa gabbal-baas u dumisay kooxda Dallas Mavericks oo ay ku derdertay 101 -92, kaddib markii qaybtii koowaad iyo qaybtii u dambaysay ee afraad ay awood dheeraad ah la soo baxday.

Halkan ka daawo goolashii iyo dhacdooyinkii kale ee ciyaarta