11:47 pm - Thursday July 27, 2017

Barcelona Oo Garaacday Sevilla

Aidarous
Lionel_Messi_scored_his_469th
Lionel Messi scored his 469th

Barcelona ayaa dhulka la dhacday kooxda Sevilla oo ay marti ugu ahayd garoonkeeda Ramón Sánchez Pizjuán.

Goolal ay u kala dhaliyeen Messi iyo Suarez ayaa soo af jaray inay ka daba yimaadaan oo ay u horseedaan kooxda lagu naanayso the Blaugrana in laba dhibcood ay u jirsadaan kooxda hogaanka haysa ee Real Madrid.

barcelona_1

Barcelona ayaa lagaga naxsaday gool daqiiqadii 15 aad ee ciyaarta qaybtii hore uu Sevilla u saxeexay Vitolo, laakiin Lionel Messi ayaa qaybtii horeba dhamaadkeedii goolka bareejaha ah u saxeexay Barca.

isu soo noqodkii daqiiqadii 61 aad, ayuu Luis Suarez goolka Guusha Barcelona u saxeexay, waxaanay sidaas ku yeelatay 25 dhibcood, halka Real Madrid oo fiidnimadii isla habeenkan 3-0 ku dirtay naadiga Leganes, ay ka leedahay 27 dhibcood.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
phillips_reuters

West Brom Oo Jihada Ka Lumisay Leicester City

Cristiano_Ronaldo_

Cristiano Ronaldo Oo Mudaddii Ugu Dheerayd Aan Gool Ku Dhalin Bernabeu

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: