Goolkii Wakhti Daayaca ee Lallana Oo badbaadiyey Ingiriiska

Adam Lallana ayaa ku guntaday xulka qaranka England, daqiiqadihii lagu daray kulanka isreeb reebka koobka aduunka 2018 oo xulka tabobare Sam Allardyce hogaamiyaa guul ku daah fureen kagana adkaadeen Slovakia.

Xulka Ingiriiska ayaa awoodi waayay inay jebiyaan difaaca Slovakia xataa markii kaadhka casaanka ah lagaga saaray xidigooda Martin Skrtel oo ay 10 ciyaaryahan isugu soo hadheen.

The Liverpool midfielder wheels away after his dramatic late goal at the City Arena gave England the three points

Allardyce, tabobaraha xulka England, ayaa sheegay ciyaarta ka hor, inuu ku qanacsanaan doono barbar dhac uu la galo xulka Slovakia oo ay 0-0 ku kala baxeen ciyaarihii Euro 2016 heerkiisa group yada, laakiin hadalkaasi ma noqon mid dhabooba ee wuxuuba hellay faa’iido saddexdii dhibcood ah, cabsidiisiina waxay mar noqon gaadhay mid sidii uu tilmaamay u dhacda.

Lallana ayaana ka fujiyey Ingiriiska daqiiqadihii lagu daray ciyaarta kii u dambeeyey, markaas oo uu kubbad ka dhex laagay difaaca, ay goolwade Matus Kozacik lugihiisa si fudud uga dhex baxday shabaqa u qabsatay.

Lallana kept his head, with the game deep into second half added time, to instinctively fire under Matus Kozacik

As Lallana's effort gives the Three Lions a 1-0 win against Slovakia in Trnava, new boss Allardyce holds his fists aloft

Allardyce and his coaching staff celebrate Lallana's late winning goal for England in the technical area at the City Arena

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ogow: 9-ka Kulan Ee Ugu Xiisaha Baddan Ee Bishan September Qaarada Yurub Laga Ciyaarayo

Halista Haasaawaha: Ciyaartoy Gabadh U Sheekaysay Oo Halis Ku Galay Ingiriiska

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com