Tottenham Oo La Loodin La’yahay Iyo Kane Oo Sii Kordhiyey Bilowga Guulaha

Naadiga Tottenham ayaa sii kordhiyey ciyaaraha aan dhinacooda dhulka la dhigin ee xidhiidhka ah horyaalka wadanka Ingiriiska kadib markii ay si xarago leh uga dul talaabsadeen kooxda aan wali guusha urinin ee Sunderland taas oo marti ugu ahayd geggida White Hart Lane.38882e4100000578-0-image-a-59_1474216313969

Spurs ayaa ahayd kooxda ku amar ku taaglaynaysay ciyaarta, laakiin waxaa u suurto gali waayay inay wax gool ah dhaliyaan ilaa iyo Harry Kane oo ka xareynayay goolna u bedelayay isku daygii 22 aad ee ay gool dhalin ku raad caynayeen.

Papy Djilobodji ayaa ku fashilmay inuu ka faa’iideeyey madaxii Dele Alli bannaanka ugu dhigay si uu u soo afjaro hogaanka Kane kooxdiisa dhibcaha ugu saamaxay daqiiqadii 59 aad.

Markii ay ciyaartu sii dhamaanaysay, Kane waxaa soo wajahay dhaawac kuraanta ah, halka laacibka Sunderland ee Adnan Januzaj kaadhkii labaad oo huruud ah uu garoonka kaga baxay.

3888794b00000578-3795402-image-a-52_1474221463966 3888dbcd00000578-3795402-image-a-51_1474221373067 38882e4100000578-0-image-a-59_1474216313969 3888ab7900000578-3795402-image-a-48_1474221335766 3888ab2400000578-3795402-midfielder_eric_dier_was_the_second_tottenham_player_to_leave_th-a-36_1474220821792 3888aae500000578-3795402-moussa_demebele_on_his_first_premier_league_start_for_spurs_this-a-38_1474220843686 3888496900000578-0-image-a-65_1474216682291