Torino oo sutida u qabatay Roma

Kooxda Torino ayaa kala daba timid oo 1-1 barbar dhac ah ku qabatay kooxda Roma ciyaar ku tirsan horyaalka Serie A ee wadanka Talyaaniga oo labada kooxood ku dhex martay garoonka Stadio Olimpcio.

Goolka Roma oo rigoodhe ahaa ayaa yimid kadib markii xanaaqad lagu sameeyey ciyaaryahan Daniele De Rossi oo uu ku xanaaqay Emiliano Moretti.

Kubadii loo dhigayna, waxaan khasaarin oo sideeda uga faaiideeyey xidiga, Florenzi.

Laakiin 7 daqiiqo oo kaliya kadib, kubad uu ka soo shaqeeyey ciyaaryahan Giuseppe ayaa u gacan gashay oo uu dhamaystiray Maxi Lopez.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Napoli oo macasalaamaysay Fiorentina

United Oo Daan-daamisay City Ciyaartii Derbiga Ahayd Ee Manchester

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com