Tottenham Iyo Fiorentina Oo Isla Gal-gashay + Sawiro

Weeraryahanka kooxda Tottenham ee Roberto Soldado ayaa gool aad u qurux badan hogaanka ugu dhiibay kooxdiisa kadib markii uu ku qaloociyey kubad uu geeska (Corner) ka soo gannay Paulinho.Fiorentina oo isku martay Tottenham 1
Laakiin Isla Soldado ayaa xanaaqad uu sameeyey oo loo qabtay Fiorentina waxaa isna jawaab uga dhigay ciyaaryahan Jose Maria Basanta.Fiorentina oo isku martay Tottenham 2

Labada kooxoodna waxay ku kala baxeen 1-1 , ay dhibcaha ku qaybsadeen, waxaanay natiijaddoodu ku xidhan tahay kulanka lugta labaad ee kooxda Talyaaniga ah Martida loogu noqonayo gurigeeda Florenze.Fiorentina oo isku martay Tottenham 3 Fiorentina oo isku martay Tottenham 4

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Inter Milan Oo Goor Aan Goor Ahayn Goolkii Lagu Bareejeeyey Laga Dhaliyey

Mario Balotelli Rigoodhe uu Xilli Dambe Dhaliyey Oo Liverpool Guul U Horseeday

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com