LIVE U Daawo Ciyaarahan Maanta iyo Caawa

Maanta Iyo caawa waxa jira ciyaaro xiiso badan oo ah afarta horyaal ee Premier League, La Liga iyo Bundesliga, kuwaas oo aad shabakadda www.cadalool.com uga daawan karto si toos ah, iyagoo lagu tacliiqinayo luuqadda Afka-Carabiga.

Kulamada iyo wakhtiyada la ciyaarayo:

 

  1. Roma v Napoli – 1:30 PM – Duhurka
  2. Arsenal v Liverpool – 2:30 PM – Duhurka
  3. Inter Milan v Parma – 4:00 PM
  4. Palermo v AC Milan – 4:00 PM
  5. Aston Villa v Manchester United – 5:00 PM
  6. Chelsea v Southampton – 7:30 PM
  7. Fiorentina v Sampdoria – 7:30 PM
  8. Borussia Dortmund v Bayern Munich – 7:30 PM
  9. Juventus v Emplo – 10:00 PM

Saacaddu waa Bariga Afrika.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Van Gaal iyo Mourinho oo isku waafaqay in United ay qaadi karto horyaalka

Varane Oo Ku Sii Jeeda Chelsea iyo Manchester United Midkood

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com