Video: Daawo 10kii Ciyaartoy Ee Ugu Qaalisanaa Ee Ay Barcelona Iibsato

 

Barca top 10Kooxda kubadda cagta ee Barcelona, inta badan caan kuma ah suuqyada kala iibsiga ciyaartooyada, waxa lagu yaqaannaa in ay kulliyaddeeda da’yarta ay uga soo baxaan ciyaartooyo tayo sare leh oo ku barbaaray qaab-ciyaareedkan kooxda.

Haddaba, tobankii sannadood ee u dambeeyey Barcelona waxa ay iibsatay toban ciyaartoy oo taariikhda kooxdaas ugu jira in ay yihiin kuwa ugu qaalisan:

Halkan ka daawo ciyaartooyada, kooxda ay ka soo iibsadeen iyo lacagta ay ku bixiyeen.

 

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Blackburn Oo Lugaha Isaga Duubtay Liverpool Iyo Riyadii Gerrard Ee Wembley oo Wali Nool

Simeone: Atletico Madrid Kuma Tartamayso Horyaalka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com