Xulal Ay Samaysteen Gerrard Iyo Carragher Oo Ciyaar Isku Haleeli Doona

Gerrard - CarragherKabtanka kooxda Liverpool, Steven Gerrard iyo laacibkii hore ee kooxdaas Jamie Carragher ayaa soo xushay laba kooxood oo wada ciyaari doona ciyaar dhaqaale loogu ururin doono dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Liverpool.

Ciyaartan oo ka dhici doonta garoonka Anfield 29-ka bishan March, ayaa waxa ay labada xiddig soo kala xusheen ciyaartooyo waaweyn oo magac ku lahaan jiray Liverpool iyo dunida kaleba.

Inta badan tigidhadii ciyaarta lagu daawanayay waa la iibsaday, waxaana wali laga heli karayaa meelaha loogu talo galay in lagu iibiyo ee magaalada Liverpool.

Akhri xulalka labada xiddig:

Kooxda Steven Gerrard: Brad Jones; Stephen Warnock, John Terry, John Arne Riise, Xabi Alonso, Steven Gerrard, Kevin Nolan, Ryan Babel, Thierry Henry, Luis Suarez and Fernando Torres.

Kooxda Jamie Carragher: Pepe Reina, Martin Kelly, Alvaro Arbeloa, Jamie Carragher, Luis Garcia, Raul Meireles, Jonjo Shelvey, Jamie Noone, Craig Bellamy, Didier Drogba and Dirk Kuyt.

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
4/5 - 1
You need login to vote.

Xaaskii Hore Ee Ronaldo Oo Saygeeda Hore Ku Tilmaantay Nacas Aan La Aamini Karin, Dumarka Xaqira Oo Dhaqanka Carruurta Leh

Luis Suárez: “Way ii darsadeen warbaahinta Britain”

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com