Liverpool Oo abaal heshiis ah u saxeexaday  tababaraheeda Brendan Rodgers 

Naadiga Liverpool ayaa heshiis dheer ugu abaal guday tababaraheeda Brendan Rodgers.Rogers ayaa lagu waday in heshiiska uu kula joogo Liverpool uu xagaagan galo sannadiisii ugu dambeysay hase-ahaatee Liverpool ayaa si dhaqso leh u soo dhaqaaqday isla markaana ka saxeexatay heshiis la sheegay inuu ke eg yahay ilaa 2018-ka. Rodgers ayaa u mahad celiyay dhammaan mulkiilayaasha kooxda, ciyaartoyda, shaqaalaha iyo taageerayaashaba waxa uuna yiri isagoo ka hadlaya heshiiskiisa cusub  “Waxaa mudnaan gaar ah ii ah in la ii soo bandhigo fursad aan ku ballaariyo heshiiska aan ku sii joogayo kooxdan wayn, aadaan ugu faraxsanahay inaan dhiso aasaasyada aan dhisnay labadii sano ee la soo dhaafay.Iminkana waxaan u dhaqaaqeynaa wajiga labaad taas oo aan aaminsanahay inay noqon doonto mid xiiso leh”.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Robben: Manchester United Qorshahayga Kuma Jirto

Sagna: “Ma jiraan wax heshiis ah oo aan la galay kooxda Manchester City”

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com