Liverpool Oo Dhaawac Weyn Gaadh-siisay Rajadii City Ee Horyaalka + Sawiro

Philippe Coutinho ayaa shabaqa ku ruxay gool aad u qurux badan meel fogna uu ka laaday kaas oo Liverpool ku dhaawacday mugdina ku gellisay rajadii Manchester City ee hogaanka horyaalka Premier League kadib markii la dhex jiid jiiday garoonka Anfield.Liverpool oo Xasuuqday Manchester City
Ciyaaryahan Jordan Henderson ayaa hogaanka u dhiibay kooxda Reds ka hor intii aanu imanin goolkii City sida quruxda badan uga soo shaqaysay ee uu ugu dambeyn goolwadaha dhaafiyey Edin Dzeko ciyaartana barbar dhaca kaga dhigin.Liverpool oo Xasuuqday Manchester City 1
Xidiga reer Brazil ee khadka dhexe, Coutinho oo habeenkan wacdaro dhigay ayaa kubad uu khaydka uga xidhay qiyaas cabirkeedu dhan yahay 25 yard, ku gilgilay rajadii Man City ee horyaalka.Liverpool oo Xasuuqday Manchester City 2
Natiijada ciyaartan ayaa City dhigtay kaalinta labaad ee shan dhibcood hoostooda ay fadhido kooxda Chelsea oo waliba ciyaari baaqi u tahay, halka Liverpool ugu guurtay 3 dan dhibcood kaalinta shanaad ee horyaalka Ingiriiska.Liverpool oo Xasuuqday Manchester City 3 Liverpool oo Xasuuqday Manchester City 4 Liverpool oo Xasuuqday Manchester City 5 Liverpool oo Xasuuqday Manchester City 6 Liverpool oo Xasuuqday Manchester City 7 Liverpool oo Xasuuqday Manchester City 8

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Wenger: Cadaadis Badan ayaa iga haysta Arsenal

Chelsea U Qaaday Koobka Capital One + Muuqaaladii Cajiibka Ahaa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com