11:44 pm - Monday May 29, 2017

Liverpool Oo hogaaminaysa kooxaha Macaashka Ugu Badan Ka Helay Suuqya Iibka Laacibiinta 10-kii Sanno Ee Ugu Dambeeyey.

Muxumed

Warbixin kasoo baxay  Akaadamiga CIES Football Observatory oo ah akadeemi soo saara daraasadaha iyo xogaha suuqa kala iibsiga ciyaartoyga qaarada yurub, ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Liverpool noqotay kooxda koowaad ee faa’idada ugu badan ka heshay suuqyada kala iibsiga qaarada yurub 10-kii sanno ee ugu dambeeyey.

Hadaba daraasadan ayaa xooga saartay lacagta ay koox walba oo ka mid ah shanta horyaal ee ugu weyn Yurub ay ka heleen ciyaartoydii  ay iibiyeen 10kii sanno ugu danbeeyey ee 2010-kii ilaa 2016-kii.

Hadaba kooxda Liverpool ayaa ka heshay adduun gaadhaya 442 million oo GINI 10-kii sanno ee ugu dambeeyey, haka ay kooxda Tottenham ay noqotay kooxda kusoo xigta wadanka England.

Hadaba kooxaha kale ee liiskan hogaaminaya 10-kii sanno ee ugu dambeeyey faa’idada suuqa ciyaartoyda lakala iibsaday, waxaanay kala yihiin sidan: Liverpool, Valencia Juventus, Benfica, Porto, Atletico-Madrid ,Tottenham, Roma, Real MadridIyo Chelsea

 

 

 

 

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Nooca Dhaawaca Gaadhay Messi Iyo Muddada Uu Jiifi Doono

Zidane Oo Hadal Murti Ah Kaga Jawaabay Guul la’aantii Villarreal

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com