Liverpool OUT! Europa league – Besiktas Oo Galaafatay Reds

Habeen cajiib ah –  naadigii Liverpool ayaadan ku arki doonin ciyaaraha Yurub, kadib markii Rogoodhayaal 5-4 ah ay kaga reebtay horyaalka Europa League kooxda Turkiga ah ee Besiktas caawa.Liverpool oo ka hadhay Europa League 1

Liverpool ayaa hore ugu soo badisay 1-0  garoonkooda Anfeild is aragi hore , laakiin caawa , Besiktas ayaa goolkii bareejaha ka dhigayay uu daqiiqadii 73 aad u dhaliyey Tolgay Arslan, 90 kii daqiiqona waxay ku dhamaadeen 1-0 guushu ku raacday Besiktas , celceliskiina wuxuu noqday 1-1 .Liverpool oo ka hadhay Europa League

30 kii daqiiqo ee lagu daray ayaanay suurto gallin in wax gool ah la kala dhaliyo, Waxaana loo dhigay Rigoodhayaal si loo kala reebo.

Dejan Lovren oo cirka ku laalay kubadii ugu dambeysay ama rigoodhihii 5 aad ee Liverpool ayaa  u suurto galliyey Besiktas inay 5-4 rigoodhayaal ah ugu gudubto wareega xiga ee Europa League.

 

Sawirada la soco  goor dhow………..

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Please Save The Lives Of Serbian Players: Ciyaartooyo Noloshoodu halis ku jirto

Europa League draw: Isku-Aadka Europa League oo la shaaciyey

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com